Inta la.ogyahay 4qof ayaa ku dhimatay tiro kalane wey ku dhaawacmeen madaafiic maanta ku dhacday xaafada kamida dagmada boondheere kuwaa oo ka dhashay dagaalo ka dhacay
Culumaa.udiinka ahlu suna waljamaac ayaa dhaliilay hanaanka dawlada kmg ee soomaaliya ay dalka ku maamulayso. ahlu suna ayaa dhanka kale sheegtay in dawlada kmg ee soomaaliya inay ku fashilantay wax qabadkii ummadu ka sugaysay iyo sida ay ugu guul daraysatay in dalka ay ku soo celiso nabadii iyo amaankii.
Maamulka islaamigaabaladwayne ee gobolka hiiraan ayaa maanta xukun xad ah waxay ku fuliyeenlaba nin oo lagu soo eedeeyay in magaalada baladwayne ay ka gaysteen falal iskugu
Maamulka islaamigaa dagmada afgooye ee ururka xisbul islaam ayaa maanta soo saaray amaro lagu farayo ganacsata magaalada in aysan iiin Karin wax yaabaha qarxa ee caruurtu
Xalay aya lasoo gaba gabeeyay wareegii labaad ee tartan aqooneedka busha Ramadaan ee idaacada iyo Tvga codka Nabada GBC kaa oo ay ku tartamayaan 28tan dagmo oo ka kala socda
Shirkan oo socondoona muddo labo casho ah, ayna soo qabanqaabiyeen Ururka Midowga Suxufiyiinta Afrika (FAJ) iyo Midowga Afrika (AU) ayaa waxaa ka soo qaybgalay wariyayaal ka kala socda qaaradda Afrika, waxaana halkaas lagu falanqeyey ilaalinta iyo daryeelka suxufiyiinta qaaradda Afrika.
Gudoomiyaa ku xigeenka dagmada joowhar ee xarakada mujaahidiinta al shabaab oo saxafada kula haadlayey degmadaasi ayaa waxa uu sheegay in waqtigaan shacabka ku dhaqan magaalada jowhar ay ka helayaan tageero dhanka dhaqaalaha
Inta la ogyahay 6 qof oo rayida ayaa ku geeriyotay 18 waa ku dhaawacmeen ka dib markii maanta madaafiicculusay ku soo dhacday suuqa bakaaraha ee magaalada muqdisho