Sidaa waxa sheegayKanji Takada of Kyoto oo ka tirsanjaamacadaPharmacy isaga oo u waramaya Jariirada Daily Telegarph ee kasoo baxda dalka Ingiriiska waxaanu yidhi waxa ii suurto gashay in aansameeyo irbad casri ah oo aad u yar taasoo aan daloolinayn jidhka hoose ee qofka iyo dabaqa labaad ee diirka.
Waxa uu sheegay in irbadan laga sameeyey kimikada loo yaqaano “polymer”
Waxa kale oo uu intaa kudaray DrTakada in ay culimo badani siku dayday inay u sameeyaan xanuunka macaanka irbadan oo kalelaakiin dadaalkoodu wuxuu noqday mid ay ku guuldarysteen.
Barnaamijkan cusub oo ah mid horumarsan ayaawaxa uu soo gali doonaa cisbitaalada dalka Japan mudolaba sano gudahooda.
Koox dooli ah oo u diidey diyaarad in ay duusho wadanka tanzaaniya
dooliga ayaa la sheygey in uu ku dhuuntey halka laga kaxeyo diyaarada islamarakaana fiilooyin ook ajarey taas oo keentey duulimaadkii in oo baado.