Navigation
Dowlada koonfur afrika oo sheegtey in labo markab oo nooca dagaalka ah ay u soo direyso dekadda Kismaayo .28-07-010
|28/07/2010 08:56 | Daawatay: 30 | 0 Fikradaha | Daabicid |
Somali News

 

Kampala-(GBCsom.net)Gudoomiyaha amaanka iyo nabad galyada midowga afrika Lamamra Ramtaani ayaa sheegey in dowlada koonfur afrika ay u balanqaadey somaliya in ay u dirto qaar kamid ah maraakiibteyda dagaalka ah .

 

 

Waxaaa uu sheegey in labo kamid ah maraakiibta noca dagaalaka oo ay iska leedahay dowlada koonfur afrika loo diri doono somaliya gaar’ahaan waxaa la sheegey in ay tagi doonaan dekedda magaalada kismaayo ee xaruunta gobolka jubada hoose .

 

 

Waxana ls heegey in uu qeyb ka yahay howlgalka midowga afrika ay kawadaan soamliya laakiin lama oga soortagalnimada in ay  tagaan Kismaayo maadama ay ku suganyihiin xarakada mujaaahidiinta alshabaab oo dagaalo kula jirta ciidamada amisom iyo dowlada kmg ah ee somaliya

 

 

 

Dhinaca kale  Madaxda Afrika waxay isku raaceen isla markaana ansixiyeen qaraarkii ka soo baxay urur goboleedka IGAD ee ciidamada nabad ilaalinta loogu kordhinayey Somalia.

 

 

 

Qaraarkaasi waxaa uu dhigayey in ilaa 20,000 00 ciidan loo diro Somalia si ay u taageeraan DKMG ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Shariif Sheikh Axmed.

 

 

Goaankani waxaa si weyn ugu ololeynayey ansixintiisa Madaxweynaha Uganda oo isagu doonaya in la baabiiyo kooxda Islaamiyiinta Somalia ee Al-Shabab , oo sheegatey weerarkii Kampala ka dhacey bishan 11keeda oo ay 76 qofood ku naf waayeen.

 

 

Midowga Afrika waxay shaley ku dhawaaqeein inay ciidan laba kun gaaraya u dirayaan Somalia, waxa sidoo kale la sheegey in wadamada beesh caalmka ay ku yaabooheen ila aiyo 5 diyaaradood oo ah nooca  dagaalka in ay ku caawin doonaan howlgalka midowga afrika ee somaliya .

 

Xafiiska-Wararka

Muqdisho-Somaliya

Maxamed555@hotmail.com

 

 

RIIX HALKAAN
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
WARARKA OO COD AH


Italy News Listing Here..

Day Time Date
Sat 03:00 Pm 05-09-09 
Sun 03:00 Pm 06-09-09 
Mon 03:00 Pm 07-09-09 
Tue 03:00 Pm 08-09-04 
Wed 03:00 Pm 09-09-09 
Thr 03:00 Pm 10-09-09 
Fri 03:00 Pm 11-09-09 

GBC Programs

- Saakay & Caalamka
- Sahanka Wararka
- Sports News
- Bandhiga Codka Nabada
- M. Dhageystaha
- Xulka Wareysiyda
- Caawa & Codka Nabada
.
- Wargeysyada Caalamka
- B. Waxbarashada
- B. Caafimaadka
- Imaqashii Imadandaali
-Xulasha GBC

- Amuuraha Haweynka

 


SOCJA condemns IFJ threats to Somali journalists
..
Click Here...


Saxafiyiinta ku dhaqan magaalada Muqdisho oo yeeshay hogaan mideysan.


Madaxweyne Shariif oo Safaro ku kala bixiya Dalal badan oo caalamka ka tirsan Si loo helo xalka Soomaaliya.
RIIX HALKAAN.



Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Talyaaniga Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde.
04-09-2009
DHAGEYSO.




C/qasim Salaad Xasan Dagaalka ka joojiya Shacabka Bisha Ramadan Awgged.. 14-08-2009.


G. Galaal "Alshabaab waa in ay la heshiiyaan Dowlada KMG Somalia.  12-08-2009


Waxaa soo Gabagoobow dadaalo dhawaan laga kala dhaxwaday Beelo dhawaan ku dagaalamay Xaradheere. 12-08-2009

 
Burcada badeeda Soomaalida oo la yimid weeraro kuwii hore ka daran.
  12-08-2009


Waa Sidee Xaalada dadka Tahriibayaasha ku nool dalka Liibiya?
13-08-2009


Dagaalada wali ka sii socda Deegaanka Xaradheere Ee Gobolka Galgaduud maxuu salka ku hayaa??




Waa sidee xaalada Caafimaad ee Haweenka ku dhaqan Deegaanka Ceelasha Biyaha oo ay dadka u barakaceyn
08
-08-2009



ka dib dagaaladii ka dhacay dalka Naigeria oo ay dadka badan ku dhinteen, Dowlada ayaa haatan bilowday in ay dib ugu yeerto dadkii halkaa ka barakacay

12-08-2009
Design by : Xogta Media Team |& Qarandoon Team | Qarandoon.com | Qarandoon.net| E-MAIL | Riwaayado Somali