Dagaalkan ayaa waxa uu kadhacay degaan lagu magacaabo dhamaakaaleey oo udhow xadka ay wadaagaan somaaliya iyo Kenya waxaana sida ay sheegeen saraakiil katirsan xarakada alshabaab dagaalka soo qaaday ciidamo taabacsan jabhada ONLF oo kusoo weeraray xarakada alshabaab ciidamadooda meel udhow xadka oo ay fariisimo kulahaayeen sida uu GBc usheegay Shiiq maxamad abuu sacad oo gudoomiyaha xarakada alshabaab ee dagmada dhoobley.
Waxa uu intaa kudaray shiiq maxamad abuu sacad in ay kadileen ciidamadii soo weeraray labo qof ciidamada alshabaabna ay wali kusugan yihiin goobihii uu dagaalka kadhacay.
Majiro wax wara oo ilaaya hada kazoo baxay dhanka jabhada ONLF oo ku aadan dagaalkan ay lagaleen xarakada alshabaab qasaaraha kazoo gaaray iyo waliba midka ay iyagu geeysteen.
Italy News Listing Here..
- Saakay & Caalamka- Sahanka Wararka- Sports News- Bandhiga Codka Nabada- M. Dhageystaha- Xulka Wareysiyda - Caawa & Codka Nabada.- Wargeysyada Caalamka- B. Waxbarashada - B. Caafimaadka- Imaqashii Imadandaali-Xulasha GBC- Amuuraha Haweynka
Madaxweyne Shariif oo Safaro ku kala bixiya Dalal badan oo caalamka ka tirsan Si loo helo xalka Soomaaliya.RIIX HALKAAN.
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Talyaaniga Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde.04-09-2009 DHAGEYSO.
Waa Sidee Xaalada dadka Tahriibayaasha ku nool dalka Liibiya? 13-08-2009
Dagaalada wali ka sii socda Deegaanka Xaradheere Ee Gobolka Galgaduud maxuu salka ku hayaa??
Waa sidee xaalada Caafimaad ee Haweenka ku dhaqan Deegaanka Ceelasha Biyaha oo ay dadka u barakaceyn 08-08-2009