Navigation
Alshabaab oo guul kasheegatay dagaal shalay kadhacay deganka Yeed ee gobolka bakool.30-07-2010
|30/07/2010 09:11 | Daawatay: 47 | 0 Fikradaha | Daabicid |
Somali News

Shalay galinkii danbe ayaa waxa uu dagaal kudhex maray degaanka Yeed ee gobolka bakool ciidamo taabacsan alshabaab iyo kuwa doowlada kmg waxaana dagaaladasi guulo kasheegtay xarakada mujaahidiinta alshabaab.


Afhayeenka dhinaca ciidamada ee xarakada alshabaab shiiq Cabdi casiis abuu muscab oo lahadlay warbaahinta muqdisho qaar kamida ayaa sheegay in dagaalkaasi ay ciidamadooda qaadeen ayna jab gu gaarsiiyeen ciidamadii doowlada ee ay weerareen Waxaan uu intaa kudaray in ay gacanta kudhigeen gaari nuuca Cabdi bilaha ah oo uu saarnaa dhuun shilke isagoona tilmaamay in xiligan ay ciidamadooda ay kusugan yihiin deegaanka Yeed ee gobolka bakool.

Dhinaca kale afhayeenka ciidamada ee alshabab shiiq cabdi casiis ayaa uga digay shacabka kudhaqan magaalada muqdisho in ay kafogaadan madaaficda aan qarxin ee ay so tuuraan ciidamada amisom isagoo sheegay in ay ogadeen in madaafiic aan qarxeyn xiliga ay soo dhacaan laakiin qarxaya marka ay dadka tabtaan ay siiyeen ciidamada amisom doowlada mareeykanka.

Majiro wax wara oo ilaaya hada laga hayo saraakiisha ciidamada doowlada kmg ee kusugan deegaanadasi

RIIX HALKAAN
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
WARARKA OO COD AH


Italy News Listing Here..

Day Time Date
Sat 03:00 Pm 05-09-09 
Sun 03:00 Pm 06-09-09 
Mon 03:00 Pm 07-09-09 
Tue 03:00 Pm 08-09-04 
Wed 03:00 Pm 09-09-09 
Thr 03:00 Pm 10-09-09 
Fri 03:00 Pm 11-09-09 

GBC Programs

- Saakay & Caalamka
- Sahanka Wararka
- Sports News
- Bandhiga Codka Nabada
- M. Dhageystaha
- Xulka Wareysiyda
- Caawa & Codka Nabada
.
- Wargeysyada Caalamka
- B. Waxbarashada
- B. Caafimaadka
- Imaqashii Imadandaali
-Xulasha GBC

- Amuuraha Haweynka

 


SOCJA condemns IFJ threats to Somali journalists
..
Click Here...


Saxafiyiinta ku dhaqan magaalada Muqdisho oo yeeshay hogaan mideysan.


Madaxweyne Shariif oo Safaro ku kala bixiya Dalal badan oo caalamka ka tirsan Si loo helo xalka Soomaaliya.
RIIX HALKAAN.



Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Talyaaniga Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde.
04-09-2009
DHAGEYSO.




C/qasim Salaad Xasan Dagaalka ka joojiya Shacabka Bisha Ramadan Awgged.. 14-08-2009.


G. Galaal "Alshabaab waa in ay la heshiiyaan Dowlada KMG Somalia.  12-08-2009


Waxaa soo Gabagoobow dadaalo dhawaan laga kala dhaxwaday Beelo dhawaan ku dagaalamay Xaradheere. 12-08-2009

 
Burcada badeeda Soomaalida oo la yimid weeraro kuwii hore ka daran.
  12-08-2009


Waa Sidee Xaalada dadka Tahriibayaasha ku nool dalka Liibiya?
13-08-2009


Dagaalada wali ka sii socda Deegaanka Xaradheere Ee Gobolka Galgaduud maxuu salka ku hayaa??




Waa sidee xaalada Caafimaad ee Haweenka ku dhaqan Deegaanka Ceelasha Biyaha oo ay dadka u barakaceyn
08
-08-2009



ka dib dagaaladii ka dhacay dalka Naigeria oo ay dadka badan ku dhinteen, Dowlada ayaa haatan bilowday in ay dib ugu yeerto dadkii halkaa ka barakacay

12-08-2009
Design by : Xogta Media Team |& Qarandoon Team | Qarandoon.com | Qarandoon.net| E-MAIL | Riwaayado Somali