Bulshada ku dhaqan dag. afgooye oo soo dhaweeye howlaha nadaafadeed oo ay ka wadan maamulka islaamiga gudaha dagmadaasi 29-07-010.
Posted by gbcsom on July 29 2010 14:38:26
Afgooye(GBCsom.net)Qeybaha gala dowan ee bulshada ku dhaqan degmada afgooye ayaa soo dhaweeyey talaabada maamulka islaamiga xisbulislaam ee degaankaasi kaas oo ku aadan
Extended News
Afgooye(GBCsom.net)Qeybaha gala dowan ee bulshada ku dhaqan degmada afgooye ayaa soo dhaweeyey talaabada maamulka islaamiga xisbulislaam ee degaankaasi kaas oo ku aadan howlgalo lagu nadiifinayo degmadaasi Dadka waxa ay sheegeen in ay ku faraxsanyihiin sida uu maamulka wax uga qabanayo xiligan nadaafad dari ka jirtey qeybo ka mid ah degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose . Arintan ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa ka gadaal markii maamulka xisbulislaam ee degmadaas ay amar ku siyeen dadka in ay ku dadaalaan nadaafada islamarkaasna aan la arki karin wasakh dhex taala gudaha degmada afgooye ee gobolka shabelaha hoose ,